Hogaamiye ka tirsan Al-Shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay degaan ka tirsan Sh/dhexe

Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka ayaa howlgallo ka sameeyey degaanka Cali Fooldheere oo hoos taga degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe. Howlgalka ayay ciidamadu sheegeen inay ku dileen Gudoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa degaanka Cali Fooldheere iyo ilaaladiisa. Taliyaha Ururka 65-aad eek a tirsan Qeybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka, Kabtan Cali Yuusuf Macallin ayaa sheegay in … Continue reading Hogaamiye ka tirsan Al-Shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay degaan ka tirsan Sh/dhexe